Faah faahino kasoo baxaa dilka Dhuusomareeb loogu geestay Shaafi Xaaji Diiriye

Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug ayaa sheegaya in maanta halkaasi lagu dila wiil dhalinyaro ah oo caan ka ah magaaladaasi oo lagu magacaabayay Shaafici Xaaji Diiriye. Sida aan wararka ku helnay wiilkan dhalinyarada ah waxaa toogtay ilaalada guri ay ka degan yihiin magaalada Dhuusomareeb labo sanetor oo katirsan Aqalka sare ee … Continue reading Faah faahino kasoo baxaa dilka Dhuusomareeb loogu geestay Shaafi Xaaji Diiriye